Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay Wehliyaan Xubno ka tirsan Gollaha Wasiiradda Koonfur Galbeed ayaa Caawa Hoygiisa ku Booqday Madaxweynihii Hore Dalka Mudane Shekh Shariif Shekh Axmed.