Security & Justice

To boost public trust and foster cooperation with the citizens.

Inclusive Politics

Inclusive politics is driven by the vision for a United Somalia.

Social Development

Undertake transformative change.

Important Events

SANAD GUURADA MADAXWEYNE LAFTAGAREEN

19 DEC

SYL Commemoration Day

15 May

Republic Day

1 July

Welcome to Villa Southwest

About Villa Southwest

villa Koonfurgalbeed waa hoyga Ummadda Soomaliyeed Gaar ahaan Hoyga Dadka Reer Koonfurgalbeed caasimada Koonfurgalbeed waa Magaalada Baraawe ee dhacda Gobolka Shabeelaha Hoose, Si kumeel gaar ah Villa Koonfurgalbeed waxa ay u dagan tahay Magaalada Baydhabo

H.E Abdiaziz Hassan Mohamed

Dowlad Gobeleedka Koonfur Galbeed ee Soomaliya

Villa South West State of Somali

25

Ministries

1000

Staff

500

Projects

100

Project Complete

Photo Gallery

MUUQAALO

LATEST NEWS

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo


Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka KGS mudane Cali Saciid Faqi ayaa la kulmay Wafdi uu Hogaaminayay Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee AMISOM (SRCC), Simon Mulongo oo maanta Soo gaaray Magaalada baydhabo.Kulanka ayaa looga hadlay Howlgalka AMISOM gaar Kaalinta Ciidamada Booliska AMISOM ee ku sugan Deegaanada Koonfur Galbeed.