Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Caawa kulan la qaatay Gudiga Farsamo ee Qaban-qaabada Shirweynaha Wadatashiga Qaran oo Maanta Magaalada Baydhabo soo gaaray, Shirkoodana ugu furmay.
