Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo

28 Jan 2021 Wararka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka KGS mudane Cali Saciid Faqi ayaa la kulmay Wafdi uu Hogaaminayay Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee AMISOM (SRCC), Simon Mulongo oo maanta Soo gaaray Magaalada baydhabo.Kulanka ayaa looga hadlay Howlgalka AMISOM gaar Kaalinta Ciidamada Booliska AMISOM ee ku sugan Deegaanada Koonfur Galbeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Search

+